Waa Maxay Fatwadu?

Waa Maxay Fatwadu? Dr.Maxamed Kaariye Walaalkeen Yuusuf Xasan ayaa ku qoray qaybta “comment’s” sidan”: “Maa Shaa Allaah, laakiin fatwo maxaa af soomaali lagu dhahaa”. Yusuf wuxuu faalo ka bixiyay kalmad muuqaala oo ahayd soo dhaweyn ku saabsan Fatwa Somali oo aan anigu jeediyay Waxaan leeyahay walaalkeen waa runtii oo af-Soomaali kuma sharxin waxay fatwadu tahay, […]

Read More

Ku Dayo Salafkii Oo Afuri Masaakiinta Sooman

Ku Dayo Salafkii Oo Afuri Masaakiinta Sooman Cabdullaahi ibnu Cumar intuu soomo ayuu afurin jiray masaakin, hadday reerkiisu celiyaan masaakiinta isagoon ogayna habeenkaa ma casheen jirin. Miskiin dawarsanaya (tuugaya) ayaa u yimid Imaam Axamed bin Xanbal, markaasi ayuu siiyay laba jeex oo kimisa (rootiya) oo uu rabay inuu ku afuro. Muxammad bin Siiriin ayaa yidhi: […]

Read More

Xaaskiisuu Dahab U Iibiyay Hooyadiina Wuu Ka Oohiyay

Xaaskiisuu Dahab U Iibiyay Hooyadiina Wuu Ka Oohiyay Sheekadan waxa warinaya nin dahable ah wuxuuna yidhi: dukaanka ayaa waxa iigu soo galay nin iyo xaaskiisa ooy daba socoto ninka hooyadii oo islaan weyni iyadoo xambaarsan inan yar oo uu isagu dhalay, afar qof ayaa soo galay dukaanka dahabka. Xaaskiisii ayaa bilowday inay wax iibsato, ooy […]

Read More

Maxaa Keena Furniinka?

Maxaa Keena Furniinka? Dr.Maxamed Sh.Cabdiraxmaan Kaariye Tiro koobyo kala duwan oo laga sameeyay xaaladaha furniinka ee cirka isku shareeray ee ka jira bulshooyinka Muslimiinta dhexdooda ayaa ah muuqaalo ku shaqlan cabsi iyo warwar hadheeyay muslimiin badan, waxa hadaba iswaydiin leh waa maxay sababaha keena furniinku, bal ila eega kuwa hoos ku qoran oon ka soo […]

Read More

Tuko Intaad Nooshahay

Tuko Intaad Nooshahay Tuko oo tuko…oo ha dayacin Salaada. Tuko oo tuko oo ha ka wahsan salaada. Tuko oo tuko oo ha hilmaamin Salaada. Tuko oo tuko oo dib ha dhigin salaada. Tuko oo tuko waa farad Ilaahay salaaduye. Tuko oo qadari salaada. Tuko oo weynee salaada. Tuko oo wax walba ka hor mari salaada. […]

Read More

Ramadaan Waa Maalmo Tirsan

Ramadaan Waa Maalmo Tirsan Mar walba oo wahsi kugu yimaado. Mar walba ood gaabin iska dareento. Mar walba ood ka caajisto taraawiixda. Mar walba oo tahajudku kugu adkaado. Mar walba ood cagajiid isku aragto. Mar walba oo naftu xakamaynta diido. Mar walba oo naftu dabarka gooyso. Mar walba oo hawadu ku jiidato. Mar walba oo […]

Read More

Fikirka Fiminiiska : Qaylo Dhaan Lagu Hungoobay

Fikirka Fiminiiska : Qaylo Dhaan Lagu Hungoobay: Dr.Maxamed Kaariye Shalay Sabtidii ayaa anigoo muxaadaro ka hadlaysa siduu Islaamku u ilaaliyay deegaanka (The environment) u jeedinaya hablo Muslimiina ayay midi i weydiisay su’aasha ah : (Can I identify myself as a feminist?) oo macnaheedu yahay: Ma isku tilmaami karaa inaan ahay feministi? Jawaabtaan ugu jawaabay inantaasi […]

Read More