Irbada Insuliintu Ma jabinayso Soonka

Irbada Insuliintu Ma jabinayso Soonka Irbadaha Lugu Mudo Ama Lagu Duro Qofka Bukaa Waa Laba Nooc: Kow: Irbado jidhka siinaya nafaqo oo lagaga kaaftoomayo cuntadii iyo cabitaankii, irbadaha noocani wey jabinayaan soonka sida saxa ah. Inkastoo ay jiraan culimo qabta in aanu soonku ku jabayn. Laakiin sida saxi waa in soonku ku jabayo haddii la […]

Read More

Xukunka Ictikaafka

Su’aal: Waa maxay xukunka ictikaafku? Bixitaanku ma u banaanyahay qofka muctakifka ah si uu xaajadiisa (musqusha) u guto, cunto iyo dawo raadsado? Waa maxay sunanka ictikaafku, Waa maxayse ictikaafka saxa ah ee ka sugan Nabiga (صلى الله عليه وسلم)?   Jawaab: Ictikaafku waa in masaajidka lagu negaado si loogu banbaxo daacada Ilaahay (عزوجل) ,waana sune […]

Read More

Xukunka Soonka Maalinta Caashuura

Su’aal: Waa maxay xukunka soonka maalinta Caashuuraa?   Jawaab: Markuu Nabigu (صلى الله عليه وسلم) soo gaadhay Madiina ayaa wuxuu arkay inay Yahuudu soomaan maalinta tobnaad ee bisha Muxaram, kolkaasuu Nabigii (صلى الله عليه وسلم) yidhi:   ((انا أحق بموسى منكم فصامه وأمر بصيامه))   ((Anigaa Nebi Muuse idiinka xaq leh, wuuna soomay dadkana amray […]

Read More

Israacintu Shardi uma Aha Soonka Shawaalka

Su’aal: Ma waajibaa in soonka lixda shawaalk laysku xidhiidhiyo, mise wax dhibi kuma jirto in bisha dhexdeeda lagu ..?   Jawaab:Soonka lixda Shawaal waa sune ka sugan Rasuulka Ilaahay(صلى الله عليه وسلم) Waxana banaan in lays raaciyo iyo aan laysraacin  (متتابعة ومتفرقة) waayo Rasuulku (صلى الله عليه وسلم) ma sheegin israacin iyo israacin la’aan midna, […]

Read More

Ma u banaantahay qof inuu isagu doorto maalmaha uu ka soomayo bisha Shawaal, mise maalmahani waxay leeyihiin waqti go’an?

Su’aal:  Ma u banaantahay qof inuu isagu doorto maalmaha uu ka soomayo bisha Shawaal, mise maalmahani waxay leeyihiin waqti go’an? Haddiise uu qofka Muslinka ahi soomo maalmahaas, ma waajib ayay ku noqonaysaa oo waa waajib inuu sanad walba soomo?   Jawaab: Waxa ka sugan Rasuulka Allah (صلى الله عليه وسلم) inuu yidhi:   ((من صام […]

Read More

Qof Qalle lagu Leeyahay oo Doonaya Inuu Soomo Lixda Shawaal

Su’aal: Sidee ayaa ugu fadli badan in loo soomo lixda Shawaal?   Jawaab: Sida ugu fadliga badani waa in soonka  lixda maalmood ee Shawaal lagu xigsiiyo Ramadaan iyo in laysku xidhiidhiyo oon la kala goynin sida ehlu cilmigu sheegeen, waayo sidaasi ayaa aad ugu dhow ku camalfalka israacinta xadiiska lagu sheegay ((ثم أتبعه)) (dabeetana raaciya), […]

Read More

Qur’aanka Akhriska Mise Salaada Sunaha Ayaa Fadli Badan?

Su’aal:  Maalmaha bisha Ramadaan ee barakaysan ma in Qur’aanka la akhristaa fadli badan mise in la tukado salaada sunaha?   Jawaab: Siduu Nabigu (صلى الله عليه وسلم) u camal fali jiray bisha Ramadaan waxa ka mida inuu badsan jiray noocyada kala duwan ee cibaadada, Jibriil  ayaa Qur’aank la mudaarasayn jiray habeenkii, markuu Jibriil la kulmana […]

Read More

Aadaabta Soonka

Su’aal: Waa maxay aadaabta soonku?   Jawaab:  Adaabta soonka waxa ka mida in la laazimo taqwada (cabsida) Allaah caza wa jalla, iyadoo taa lagu xaqiijinayo in amaradiisa lagu camal falo, wixii uu reebayna laga fogaado, Allaah waxa uu yidhi:   } يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبلِكُم لَعَلَّكُم […]

Read More